leonel messi destroyed hudoorus

 











leonel meesi iyo argentina oo habeenki xalay ahaay ubashaalay siday doonayeen 

weliba leonel oo dhaliyay 2 goal oo midka mid ah goolashaa uu ahaa goolashii lugu yiqiinay messi sida caadada ahayd.

goalkeaperka ayaa dibada usoo baxay dabadeedna magic messi ayaa fig ka dulqaaday.

waxaa kasii darnaa weriyaha ciyaarta tebinayay siduu uqaylinayay malaha kaa dhuuntaa go'day baan umalaynayaa siduu ulahaa {what agoal what agoal what agoal}

alla muxuu goal ahaa!

 


Comments