shilalka taleefoonada
maalin maalmaha ka mid ayaa meesha aan ka shaqayn jiray horteeda waxaa markasta mari jiray 2 hablood mid kamid ah ayaa saaxibkay numberka ka qortay aniga midii kale ayaa la ibaray numberkeedana waxaan ku seeftay jaduu sababtoo ma qurux badnayn mana diyaarsanayn
waxaan wada sheekaysanaba habeen habeenada ka mid ah anigoo kool la saaran kolba bpe mcn ta
ka guraya ayaa waxaa fariin isoo qoray midkii saaxibkay ahaa
markaasaan aniguna uqoray waraa mida quraxan adigaa qaadanaya tan foosha xuna anigaa igusoo mishimee miyaa waraa sidaas maan saaxibo ku nahay ayaan qoray kadibna anigoo is leh wiilkii saaxibkaa ahaa udir ayaan gabadhii callka ila saarnayd udiray markaasy anigoo lahadlaya marqura igu tiri war maxaa kaaqaldan waa maxay waxaad iisoo dirtay markaan fiiriyay gabadhii ayaanba udiray
yaab iyo amakaak ayaa iqabsaday
gabadhii nasoo hormari jirtay hadda 5xaafadood kashishe ayay martaa
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
adiga arinkaan ookale makusoo maray ????
Comments
Post a Comment