DUMAR IYO JACAYL

 Doqon maaha liitaa 

Diric maaha kii ladan 

Maaha dahab iyo lacagoo 

Kalgacaylku waa dookh 

Dantuna ceeba malehee 

Dadka uun baysku nacaya

Dumar taan ka caashaqay 

Duunya iga raacdoo 

Madaayaa jacayloo 

Dib ma uga haraa 

Haba ila degtee 

Dumar iyo jacayl

DIB MA UGA HARAA 

DUMAR IYO JACAYL

Comments