najma nashaad ayay sanadahan ushidantahy guud ahaanba dhulka soomalidu degto
dhulkan kala fogaadiyo
ubax baan kuu dhiibayaa
aross baan dhiganaynaa
anaa ku ilaashadoo
nacabka is aruursadaan
kun jeer hada kun jeer inqilaabaynaa
waah waah waa erayadii abwaanada sanadadanba hawada isku shareertay ee
caraweelo laxanka waa nabiil buule
music a/weli furinle
waa oomaar oo idin leh afxumo iyo eraya been ah ka dhowroo kana ilaali ileen ubax bay kuu beeraysaaye adna ilmadeeda haku waraabin
Comments
Post a Comment