NIMCAAN ONKOD HALKAAN GAARI RABAY WAAN GAARAYAA

nimcaan onkod oo aan anigu ubixiyay styl movies oon ula jeedo stylkii oo soconaya 
ayaa asna tuurtay kolkiisa 
nimcaan oo maalmahan saxaadda lagu arag oo aad mooodo 
inan agoontoobay oo dayac iyo darxuma maray ayaa soo saaray hees dhiiri gelin ah asagoo isdhiirigelinayana wuxuu yiri
hadal laygu yiri mahalmaami karo 
misna kuma hanjabo waan heesayaa 
hamigayga iyo hiigsigaygu waa 
halkan gaari rabay waan gaarayaa 
waah waah earyo culus oo laxan dananaya lagu laray +codkii onkod 
waa meelaan rabay roob maygu helay 

Comments