BARCELONA OO GARAACDAY VICTORIA PLZEN


 KOOxda kubadda cagta ee barcelona ee dalka spaniska ayaa habeenkii xalay garaacday kooxda victoria lpzen ee dalka greece 

oo ay isku arkeen heerka groupka koobka dhegaweyne ee  UEFA CHAMPIONS LEAGUE

OOay kawada tirsanaayeen kooxahaasi barcelona iyo weliba victoria oo xalay looga badiyay goolal gaaraya illaa iyo4-2 oo ay kooxda  reer catalan ku awood roonaatay 

Comments