AUN cumr dhuule cali ceelashaa bariyee beryana tegay

 tegay ceelashaa bariyoo

naa beryana tegay ceelashaa

bariyoo buuhoodle boraan

ka haybsadayoo biyahaan            

dhuray biirta caynaba oo



berdahan ku wareegay

buurdhaaboon ka baaqay

banaanadii howdoon 

biimeeyay naftaan bogsiin jirayee

layga kaa qaadyoo layna 

kala qariyoo alla qacdaan 

ku arkaan is qoonsaday



baday caashaq waa bela

oo alley baday caashaq

waa bela oo mabuura nin

kuu bariinsadayoo

jidhkayguu bedeloo

ka buuxsamayoo

bogsiin kari waayay boog 

shidanee burdahaan kuu

dhamayn inuu baxo'e 

layga kaa qaadyoo layna 

kala qariyoo alla qacdaan 

ku arkaan is qoonsaday



howd tegaaya halabsadayoo

baabuur howd tegaaya

halabsadayoo habeenkii

daroor usii hoydayoo ka

how idhi hiirti waaberiyoo

naa hadhkii maalinimo

haday tahayee galool 

har dacar leh hoos galay

halkaana cabaar ku yara

hakadoo sidii haatufkii

wax bayla hadloo

hareetayda eegayoo

hinqadoo haleeyaay 

hubkaan sitoo idiloo

hayaan howd tegaya 

haybsadayoo

horuu soco bay yidhahdeenoo

hagaag itilmaamay hilinkiiyoo

kusoo hirtay hugunki reeraha

hoosaan uwareystay hoygoodoo

kamaan helin taa uhowl galayee

layga kaa qaadyoo layna 

kala qariyoo alla qacdaan 

ku arkaan is qoonsaday



dawadaada lay dhiibyoo 

naa bilaynu dawadada lay

dhiibyoo dabeed dubi iyo

dahraan tegayoon dayuurado

laygu doonaayoo sidii dahab 

lay awarinaayoo dabiibkaagan 

diiqad geliyaayoon

ku diidoon anaa kaa dul boodayaayeee

layga kaa qaadyoo layna 

kala qariyoo alla qacdaan 

ku arkaan is qoonsaday





Comments