ARXANDARO ALBAABKEED

 anoo moral ubaahan  midigta aan kaa fishana

jawaabteedu maya tahay 

inaad iimiciintiyo anoo maamo kuuqabo 

sow maalin kuma baran 

mudan aan kufaaniyo inaad maan ihaga tahay

maskaxdiyo garaadkii iyo maamulkoo idil 

anoo maalma kuu haysatay 

maqaldame allaa ehe                                   


sow maalin kuma baran 

muslinkiyo mushaarigga 

isma maan xadaanee

illayn munaafiq baa jira

anoo kumooday maandeeq

sow musiiba qaran iyo 

mowdkiiba maad noqon 

uur jileeca hooyiyo anoo aabbe kuuqaba 

 mas mariid leh maad noqon

oo maalin kuma baran 

arxan li'i gidaarkeed iyo

isticmaar sidaa tahay

agoomada maskiinkaa yaad yaraan ku urugdoo

marka uu itaalsadana 

abaal sheegad mooyee 

Aayad kaleba aad haynin 

arxan daro al-baabkeedu 

illayn eeda weeyaan





Comments