BAAGAMUUNDO

 inaan subax weliba tooso

anoon waxaba fara ku haynin

intaan ku cadaydo dibadda 

tartiib suuli aan ugalo

dabadayd laydiro adeeg

markaan sookala ilaabo

ama ay lacagtuba dhamato

markaas xoog laygu qaylsho

waryaa sow aniga ku iri 

adoon waxaba soo iloobin 

orodoo aayar iigusoo adeeg

amaba lacagtaad xaddoo

inaad tuug tahaan ogaa      


markii muddo laygu weday

anaan waxba soo kordhayn

dibnahaan isqaniinay oo 

caqlaa ii yara kordhoo

shaqaan meelaha day dayay

saxariir wixi aan umaray

intaan caska waaga koco

anoon waxna soo kordhinin

laylkii soo laaban jiray

anoo saxariir kusugan

samaalaa iida'oo

saynbaa ii sogordoh tiri

allaa shaqa ii saqiray

waanigan maantaba kusugan

wuxuu saatirkay saqiray


Comments