gacalnimo madeeqsado




 libin aanu gaarnoo

lur udiidno caashaqa 

lamaanihii shirkooboo

 ragigoodnakushukriya

 shaydan warqaadiyo

war sarife namiimiyo 

kuwa beenta ku sharbaxa 

geddigoodba guullaa 

 garabkeenna marinoo

geesna nooma eegaan 

guulle hadduu kutalo galo

 waxay noqon gabaatiga

 kalgacaylku leeyahay 

waxay noqon garsooraha 

gacantiis la mereg dhebin

waxay noqon gantaallada 

gaamuriinta raagana

waa' kastaba kala gura 

gallad eebbe weeyee

 nimuu guulle gacan qaban

gasiin iskaba daayoo 

gacalnimo madeeqsado

Comments